Sheekh Shaakir oo Shaaciyay in aan Dagaal looga saarin Guriceel balse Sabab kale uga baxeen

Hogaanka kooxda Ahlu Sunna ayaa ka hadlay markii ugu horeesay sababaha keenay in ay isaga baxaan magaalada Guriceel oo mudo afar maalin oo xiriir ah kula dagaalamayeen ciidamada dowlada Federaalka iyo kuwa Galmudug. Sheekh Shaakir Cali Xasan Hogaamiyaha kooxda Ahlu Sunna ayaa cadeeyay in magaalada Guriceel aan looga saarin ciidankooda awood ciidan balse uga baxeen … Continue reading Sheekh Shaakir oo Shaaciyay in aan Dagaal looga saarin Guriceel balse Sabab kale uga baxeen